IMPORTANT RENTAL TERMS & MACLUUMAADKA MUHIIMKA AH EE KIRADA
1. Rental Duration & Booking | Muddada Kirada iyo Qabsashada
Each rental covers 3 days: Day 1 – Collection, Day 2 – Event, Day 3 – Return. Select the day before your event as your rental start date.
Somali: Kiradu waxay socotaa 3 maalmood: Maalinta 1aad – Qaadashada dharka, maalinta 2aad – Xafladda, maalinta 3aad – Soo celinta dharka. Marka aad calendar-ka ka qabsanayso, dooro maalinta ka horraysa xafladdaada inay noqoto maalinta kiradu bilaabmayso.
2. Price & Refundable Deposit | Qiimaha iyo Lacagta Dammaanadda
The website price includes a USD 75 (KSh 10,000) refundable deposit. Your actual rental fee is the displayed price minus the deposit. Only one deposit per booking is required, even when renting multiple outfits together. The deposit is refunded when all items are returned on time and in their original condition. Late returns or unauthorised extensions result in forfeiture of the deposit.
Somali: Qiimaha website-ka wuxuu ku jiraa lacag dammaanad ah oo USD 75 (KSh 10,000). Qiimaha dhabta ah ee kiradu waa qiimaha website-ka ku qoran marka laga jaro dammaanadda. Waxaa la bixinayaa hal dammaanad halkii boos-qabasho, xitaa haddii aad wada kiraysato dhar kala duwan. Lacagta waa laguu soo celinayaa marka dhammaan dharka waqtigii loogu talagalay lagu soo celiyo xaaladdoodii asalka ahayd. Soo celinta oo daahda ama kordhin aan la oggolaan waxay keenaysaa inaad lumiso dammaanadda.
3. Fitting & Adjustments | Tijaabinta iyo Sixitaanka
Customers must visit us one week before the rental date for fitting and necessary adjustments. Please book your appointment in advance.
Somali: Macaamiishu waa inay nagu yimaadaan hal toddobaad ka hor taariikhda kirada si ay dharka u tijaabiyaan, sixitaannada loo baahdana loo sameeyo. Fadlan horay u qabsato ballanta.
By completing your booking, you agree to these rental terms.
Markaad dhammaystirto boos-qabashadaada, waxaad oggolaanaysaa shuruudahan kirada.