IMPORTANT RENTAL TERMS & MACLUUMAADKA MUHIIMKA AH EE KIRADA
1. Rental Duration & Booking | Muddada Kirada iyo Boos-qabashada
Each rental covers 3 days: Day 1 – Collection, Day 2 – Event, Day 3 – Return. Select the day before your event as your rental start date.
Somali: Kiradu waa 3 maalmood: Maalinta 1aad – Qaadashada, maalinta 2aad – Xafladda, maalinta 3aad – Soo celinta. Calendar-ka ka dooro maalinta ka horraysa xafladdaada inay noqoto maalinta kiradu bilaabmayso.
2. Rental Price & Refundable Deposit | Qiimaha Kirada iyo Dammaanadda
The displayed rental price applies to one bridesmaid diraac set per piece. Each set includes one diraac dress and one matching gabsaar (scarf).
The website price does not include the USD 75 (KSh 10,000) refundable deposit. Pay the deposit separately when collecting your outfit. Only one deposit is required per booking, regardless of the number of outfits rented. It is refunded when all outfits are returned on time and in their original condition.
Somali: Qiimaha kirada ee website-ka lagu muujiyey wuxuu khuseeyaa hal set oo bridesmaid diraac ah halkii xabbo. Set kasta wuxuu ka kooban yahay hal dirac iyo hal garbasaar oo la jaanqaadaya.
Qiimaha website-ka kuma jiro dammaanadda USD 75 (KSh 10,000). Dammaanadda si gooni ah u bixi markaad dharka qaadanayso. Hal dammaanad oo keliya ayaa laga qaadaa boos-qabasho kasta, iyadoon loo eegayn tirada dharka la kiraysto. Waa laguu soo celinayaa marka dhammaan dharka waqtigii lagu heshiiyey lagu soo celiyo xaaladdoodii asalka ahayd.
3. Rental Locations & Extra Deposit | Goobaha Kirada iyo Dammaanadda Dheeraadka ah
Rentals are available in Nairobi only. Rentals elsewhere in Kenya require an additional USD 75 (KSh 10,000), making the total refundable deposit USD 150 (KSh 20,000) per booking. The extra deposit must be paid separately before delivery.
Somali: Kiradu waxay ka shaqaysaa Nairobi oo keliya. Kirada meelaha kale ee Kenya waxay u baahan tahay USD 75 (KSh 10,000) oo dammaanad dheeraad ah, taasoo wadarta dammaanadda ka dhigaysa USD 150 (KSh 20,000) boos-qabasho kasta. Dammaanadda dheeraadka ah waa in si gooni ah loo bixiyaa ka hor inta aan dharka la keenin.
4. Late Returns | Soo Celinta oo Daahda
All items must be returned on the agreed date. Late returns or unauthorised extensions will result in forfeiture of the deposit.
Somali: Dhammaan dharka waa in lagu soo celiyaa taariikhda lagu heshiiyey. Dib-u-dhac ama kordhin aan la oggolaan waxay keenaysaa in dammaanadda lagala noqdo.
By completing your booking, you agree to these rental terms.
Markaad dhammaystirto boos-qabashadaada, waxaad oggolaanaysaa dhammaan shuruudahan kirada.