IMPORTANT RENTAL TERMS & MACLUUMAADKA MUHIIMKA AH EE KIRADA
1. Rental Duration & Booking | Muddada Kirada iyo Qabsashada
Each rental covers 3 days: Collection, Event, and Return. Select the day before your event as your rental start date.
Somali: Kiradu waa 3 maalmood: Qaadashada, xafladda, iyo soo celinta. Dooro maalinta ka horraysa xafladdaadainay noqoto maalinta kiradu bilaabmayso.
2. Rental Price & Refundable Deposit | Qiimaha Kirada iyo Dammaanadda
The displayed price includes a refundable deposit of USD 75 (KSh 10,000) per booking. Your actual rental fee is the displayed price minus the deposit. When renting multiple outfits, one general deposit applies, based on the outfits rented. The deposit is refunded when all items are returned on time and in their original condition.
Somali: Qiimaha kor ku qoran waxaa ku jira dammaanad USD 75 (KSh 10,000) ah halkii boos-qabasho. Qiimaha kiradu waa qiimaha la muujiyey marka laga jaro dammaanadda. Marka dhowr dhar la wada kiraysto, hal dammaanad guud ayaa la bixinayaa, iyadoo lagu salaynayo dharka la kiraystay. Waa la soo celinayaa marka dhammaan dharka waqtigii lagu heshiiyey lagu soo celiyo xaaladdoodii asalka ahayd.
3. Rental Locations | Goobaha Kirada
Rentals are available in Nairobi only. Outside Nairobi but within Kenya, an extra USD 75 (KSh 10,000) applies, making the total deposit USD 150 (KSh 20,000) per booking. Pay the extra amount outside the website before delivery.
Somali: Kiradu waxay ka shaqaysaa Nairobi oo keliya. Meelaha kale ee Kenya waxaa lagu darayaa USD 75 (KSh 10,000), taasoo wadarta dammaanadda ka dhigaysa USD 150 (KSh 20,000) halkii boos-qabasho. Lacagta dheeraadka ah ku bixi website-ka dibaddiisa ka hor keenista.
4. Late Returns | Soo Celinta oo Daahda
Return all items on the agreed date. Late returns or unauthorised extensions result in loss of the deposit.
Somali: Dharka ku soo celi taariikhda lagu heshiiyey. Dib-u-dhac ama kordhin aan la oggolaan waxay keenaysaa luminta dammaanadda.
5. Fitting & Adjustments | Tijaabinta iyo Sixitaanka
Visit us one week before your rental date for fitting and adjustments. Book in advance.
Somali: Nagu imow hal toddobaad ka hor taariikhda kirada si aad dharka u tijaabiso loona saxo. Horay u qabsato ballantaada.
By completing your booking, you agree to these terms.
Markaad dhammaystirto boos-qabashadaada, waxaad oggolaanaysaa shuruudahan kirada.