Hido iyo daqaan - Rent

Hido iyo daqaan - Rent

$346.00
Skip to product information
Hido iyo daqaan - Rent

Hido iyo daqaan - Rent

$346.00
Title

We are unable to show availability for this product.

Delivery Method

Select a delivery date 1 days prior to your event date. It will be sent so it arrives to you on or before your selected date.

Now select an end date Clear
Loading...
Updating...
Powered By
Delivery Date ...

...

Return Date ...

...

Rental Fee $346.00
Price $346.00
There was a problem adding the item to the cart.

IMPORTANT RENTAL TERMS & MACLUUMAADKA MUHIIMKA AH EE KIRADA

1. Rental Duration & Booking | Muddada Kirada iyo Qabsashada

Each rental covers 3 days: Day 1 – Collection, Day 2 – Event, Day 3 – Return. Select the day before your event as your rental start date.

Somali: Kiradu waxay socotaa 3 maalmood: Maalinta 1aad – Qaadashada dharka, maalinta 2aad – Xafladda, maalinta 3aad – Soo celinta dharka. Marka aad calendar-ka ka qabsanayso, dooro maalinta ka horraysa xafladdaada inay noqoto maalinta kiradu bilaabmayso.

2. Rental Price & Refundable Deposit | Qiimaha Kirada iyo Dammaanadda

The displayed price includes a refundable deposit of USD 75 (KSh 10,000) per booking. Your actual rental fee is the displayed price minus the deposit. When renting multiple outfits, one general deposit applies, based on the outfits rented. The deposit is refunded when all items are returned on time and in their original condition.

Somali: Qiimaha kor ku qoran waxaa ku jira dammaanad USD 75 (KSh 10,000) ah halkii boos-qabasho. Qiimaha kiradu waa qiimaha la muujiyey marka laga jaro dammaanadda. Marka dhowr dhar la wada kiraysto, hal dammaanad guud ayaa la bixinayaa, iyadoo lagu salaynayo dharka la kiraystay. Waa la soo celinayaa marka dhammaan dharka waqtigii lagu heshiiyey lagu soo celiyo xaaladdoodii asalka ahayd.

3. Rental Locations & Extra Deposit | Goobaha Kirada iyo Dammaanadda Dheeraadka ah

Our standard rental service is available in Nairobi only. Rentals outside Nairobi but within Kenya require an additional USD 75 (KSh 10,000), making the total deposit USD 150 (KSh 20,000) per booking, regardless of the number of outfits. The additional amount must be paid outside the website before delivery. The full deposit is refundable subject to the rental terms.

Somali: Adeegga kiradu wuxuu caadi ahaan ka shaqeeyaa Nairobi oo keliya. Kirada meel ka baxsan Nairobi balse gudaha Kenya ah waxay u baahan tahay USD 75 (KSh 10,000) oo dheeraad ah, taasoo wadarta dammaanadda ka dhigaysa USD 150 (KSh 20,000) halkii boos-qabasho, iyadoon loo eegin tirada dharka. Lacagta dheeraadka ah waa in lagu bixiyaa meel ka baxsan website-ka ka hor keenista dharka. Dammaanadda oo dhan waa la soo celinayaa haddii la buuxiyo shuruudaha kirada.

4. Late Returns | Soo Celinta oo Daahda

All items must be returned on the agreed date. Late returns or unauthorised extensions result in forfeiture of the security deposit.

Somali: Dhammaan dharka waa in lagu soo celiyaa taariikhda lagu heshiiyey. Dib-u-dhac ama kordhin aan la oggolaan waxay keenaysaa inaad lumiso lacagta dammaanadda.

5. Fitting & Adjustments | Tijaabinta iyo Sixitaanka

Customers must visit us one week before the rental date for fitting and necessary adjustments. Please book your fitting appointment in advance.

Somali: Macaamiishu waa inay nagu yimaadaan hal toddobaad ka hor taariikhda kirada si ay dharka u tijaabiyaan, sixitaannada loo baahdana loo sameeyo. Fadlan horay u qabsato ballanta tijaabinta.

By completing your booking, you agree to these rental terms.

Markaad dhammaystirto boos-qabashadaada, waxaad oggolaanaysaa dhammaan shuruudahan kirada.

You may also like